WAA MAXAY CANVE?

Canva waa aalad online ah oo u sahleysa dadka sameynta naqshado kala duwan sida sawiro, boorarka xayeysiinta (posters), kaararka (cards), CV, xayaysiimo baraha bulshada, iyo xitaa bandhigyo (presentations). Waxaa la aas-aasay 2013, waxaana loo sameeyay si loo fududeeyo naqshadeynta xitaa dadka aan xirfad u lahayn barnaamijyada culus sida Photoshop. Canve waxaad kusameysan kartaa noaqshada nuu walba leh. TEMPLETS ka canve waa kuwa u sah laayo inaad sifudu ku edit gareysantit ama unaq shadeysitada adigoo kaliya bedelaayo qoralada iyo wasirada ku jira templets kaasCanva waxay bixisaa nooc bilaash ah (Free) iyo nooc lacag leh (Pro). Nooca bilaashka ah ayaa leh adeegyo badan oo isticmaalkoodu u furan yahay qof walba. Markaad tahay arday ama shaqo iskayar xitaa online waxaad isticmali kartaa canve  free waa yo waxaa ay ledahay qeybo badan oo kacawin karaa inaad waxaa naqshadeyso.inaad  kafaideysatit una is ticmacasha canve kaliya waxaad ubahan tahay inaaf udhifato linki kigan https://www.canva.com/

   Faa’iidooyinka Canva

 1. Fudeyd Isticmaal:

Canva waxa ay leedahay( interface aad u sahlan) in terface aad usah lan waxaa laga wadaa markaad gasho canve website cooda iragtidaba waxaad fahmi kartaa waxa meshan kasoda iyo wxaad ubahan tahay inaad kasameysato hadii ay ahaan leheed inaag sameysatit templete ama waxa walbo inaad ku edit gareyso jeclan laheed. Si fudud ayaad wax u jiidi kartaa (drag and drop) waxaa fudud inaad waxa asta kusoo kobi gareysan kartit kadibnaa aad past ku dhiartit adigoo isticmalayo drag and drop,( u qoraa kartaa), una beddeli kartaa midabada ama qaabka sawirada markaad wax naqshadeysanesid wxaad ubahan tahay inad istimashida qoraalo, sawiro iyo waliba inaad kalarada kala bedeshid. Intasba waxaa kaheli kartaa canve designs, sida inaad heli kartit nocyo kaladuwen imeghttps://www.canva.com/en_in/pricin

2. Naqshado Diyaar ah (Templates):

Waxaa ku jira boqolaal templates ah oo kuu sahlaya in aad si degdeg ah u naqshadeyso sidan horey in kuguba sheygey canve gudeheeda waxaa kujira 1000 nana xabo oo templates  ama naqshada ah uwaa kaa cawin kara inaad sifufu kusameysatit uwaa. Tusaale ahaan:CV ama Resume professional ah,CV ama Resume professional ah iyo waliba Poster xayeysiin ah oo ganacsi

>CV ama Resume professional ah sida cv caafimaad markaad dalbaneysid

 3. Sawirro iyo Icons Bilaash ah:

Canva waxa ay leedahay maktabad weyn oo ay ku jiraan sawirro (photos), calaamado (icons), iyo animations aad isticmaali karto bilaash waxaa kaheleysaa inaad wax walbo aad uga bahan tahay inaad kusameysato sawirkaga hadii ay ahaan ladee calamado tilmamo ah,kudarista waxa yabo turjumayo sawirkaad sameysay sida sawirkaan camal. waxaan kusameyey canve sawirka CHATGPT waliba sifudu

 4. Kaalmo Suuq-geyn ah:

Ganacsatada yaryar waxay Canva uga faa’iideystaan sameynta

  • Xayeysiin Facebook & Instagram

Inaad sameysato facebook xayasid  hadii ay ahaan laheed inaad sawir ama video gagaba oo xayasinta business kaga ku suuq geyn kartit sidan oo kale https://web.facebook.com/login/identify/?ctx=recover&from_login_screen=0

  • Logo ganacsi

Logada waa waxa ugu badan eey dada isticmala iney kusameystaan canve sida anigoo website keena https://iageneretion.com/ waxaa logadiisa kusameysantey canve tusaale.kuna soo bir www.iageneretion.com. Iyo waliba kuwa badan sida Kaarka booqashada (business cards) iyoQoraal loogu talagalay email marketing

   5. Iskaashi Kooxeed:

Haddii aad leedahay koox ama shirkad, Canva waxay kuu oggolaaneysaa inaad si wadajir ah u naqshadaysaan hal mashruuc. Tani waxay ka dhigeysaa is-fahanka iyo waqtiga mid wax ku ool ah.

3: Samee Instagram post

Dooro template Instagram post ah, ku dar sawirka badeecadaada, oo qor cinwaan muuqda sida “waa free kasoo dalbo telegram keena.sida inaad sameysato waxa quseya shadada ama business kaga

4: Banner YouTube ama Facebook

Haddii aad leedahay channel YouTube, waxaad sameyn kartaa banner leh magac, jadwalka video-ga, iyo mowduucyada aad ka hadasho. Anaa kusameysaayo kasoo dalbo telegram keena insha Allaha

Canva waa qalab qiimo badan u leh qof kasta oo doonaya inuu isku naqshadeeyo sawiro iyo qoraallo u muuqda xirfadle — iyada oo aan loo baahnayn in la barto barnaamijyo culus. Waa bilaash, fudud, kuna habboon arday, ganacsade, ama qof hal-abuur leh.Haddii aad rabto sawir tijaabo ah oo Canva u eg ama aad rabto in aan kuu naqshadeeyo wax gaar ah (poster, CV, iwm), ii sheeg — waan kuu samayn karaa marka xadka sawir-samayntu kuu furmo.

Your Attractive Heading

Your Attractive Heading

Your Attractive Heading

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top